Qalbi-dhagax oo saaka lagu soo dhoweeyey Magaalada Dhuusamareeb (Daawo Sawirro)

Cabdikariin Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) oo ka mid ah Saraakiisha Ururka ONLF oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Magaalada Gaalkacyo ayaa saaka gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug Qalbi-dhagax ayaa garoonka dayuuradaha Dhuusamareb waxaa ku soo dhaweeyay qeybaha bulshada iyo madax ka tirsan Maamulka Galmudug . Hadal kooban uu Qalbidhagax uu Warbaahinta siiyay ayuu sheegay inuu … Continue reading Qalbi-dhagax oo saaka lagu soo dhoweeyey Magaalada Dhuusamareeb (Daawo Sawirro)